-

Taageerista Dugsi ku Laabashada Ilmahaaga

Dugsiyadda ayaa lagu wadaa in la furo Sebtembar oo dhammaan carruurta iyo dadka dhalinyarada ah ayaa la filaya inay ku soo laabtaan dugsiga. Ku noqoshada dugsiga ayaa aad muhiim ugu ah waxbarashada carruurta iyo dadka dhalinyaradda ah, xirfadaha bulshahada iyo fayo-qabka dareenka.

Waa la fahmi karaa dadka qaar in ay ka walwali doonaan wax ku saabsan COVID-19. Si kastaba ahaatee, dugsiyada ayaa soo saaraya dhowr tallaabo oo ah badqabka oo loogu talagalay in looga ilaaliyo carruurta, shaqaalaha iyo qoysaska iyo yareynta faafida fayraska maadama carruur badan ay ku
soo laabanayaan dugsiga. Sii aqri